Putin oo si Adag Uga Hadlay Kitaabka Quraanka ee La Gubay

Putin oo masaajid gudihiisa lagu guddoonsiiyey kitaabka Quraanka

30 Juunyo 2023
Salwan Momika oo la sheegay inuu yahay nin ka soo jeeda Ciraaq oo ku nool Sweden ayaa kitaabka qur’aanka ku gubay Arbacadii magaalada Stockholm.

Rabshado ka dhashay falkiisa ayaa sababay in la xiro dad ka badan 40 qof ka dib markii ay isku dhaceen ciidamada booliska Sweden iyo dibadbaxayaal careysan.

Salwan Momika waa 37 jir qaxooti ku ah Sweden oo si cad uga soo horjeeda diinta Islaamka iskuna tilmaama inuusan diin haysan.

Muxuu ka yiri Putin kitaabka qur’aanka
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa cambaareeyay falkii ka dhacay Sweden ee lagu gubay nuqul kamid ah kitaabka quraanka. READ MORE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *